Hay’ada Wadaniga ah ee MRF ayaa ku qabatay Degmada Burinle ee Goboka Nugaal kulankii 2aad ee wadahalada bulshada iyo wacyigalinta jooginta gudniinka iyo tacadiyada haweenka
Burinle 24-8-2025 Hay’adda wadaniga ah ee Manaal Relief Foundation MRF oo kaa shanaysa Ministry of Women Development & Family Affairs Dowladda Puntland iyo Dowladda Hoose ee Degmada Burtinle, ayaa maanta qabatay kulan kii 2aad ee wadahadalada iyo wacyigalinta bulshada kulankaas oo loo qabtay 40 qof oo kamida bulshada kaamka barakacayaasha Tawakal IDPs ee Degmada Burtinle […]







