Donate

Events /News

Community Conversation on FGM and GBV awainress session three held in Burtinle

On 17th September 2025, MRF SOM, in partnership with the Ministry of Women Development & Family Affairs (MoWDAFA) and with support from GIZ, held the third community conversation session in Burtinle District, Puntland. The session was organized in close collaboration with the local authority and the local community, ensuring broad ownership and participation. Around 40 […]

Community Conversation on FGM and GBV awainress session three held in Burtinle Read More »

Hay’ada Wadaniga ah ee MRF ayaa ku qabatay Degmada Burinle ee Goboka Nugaal kulankii 2aad ee wadahalada bulshada iyo wacyigalinta jooginta gudniinka iyo tacadiyada haweenka

Burinle 24-8-2025 Hay’adda wadaniga ah ee Manaal Relief Foundation MRF oo kaa shanaysa Ministry of Women Development & Family Affairs Dowladda Puntland iyo Dowladda Hoose ee Degmada Burtinle, ayaa maanta qabatay kulan kii 2aad ee wadahadalada iyo wacyigalinta bulshada kulankaas oo loo qabtay 40 qof oo kamida bulshada kaamka barakacayaasha Tawakal IDPs ee Degmada Burtinle

Hay’ada Wadaniga ah ee MRF ayaa ku qabatay Degmada Burinle ee Goboka Nugaal kulankii 2aad ee wadahalada bulshada iyo wacyigalinta jooginta gudniinka iyo tacadiyada haweenka Read More »

Community Dialogue Launched in Burtinle to End FGM and GBV

Burtinle, Puntland –The Manaal Relief Foundation – MRF in collaboration with the Ministry of Women Development & Family Affairs (MoWDAFA) and the Burtinle Local Government, has successfully launched the first community dialogue and awareness session under the GIZ Coin-Fund Project, supported by German Cooperation. This initiative is part of an 18-month community-based campaign that will

Community Dialogue Launched in Burtinle to End FGM and GBV Read More »

HAY’ADA MRF OO KA QAYB GASHAY DAAHFURKA OLOLAHA 16 MAALMOOD EE KA HORTAGA TACADIYDA KA DHANKA AH JINSIGA

Garoowe: 25 November 2024 : Hay,adda Manaal Rleief Foundaiton (MRF) ayaa ka qayb shay kulanka daahfurka ololaha 16-ka maalmood ee ka hortga tacadiya ka dhan k ah jinsiga kulankaas oo uu daahfuray Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor laguna qabtay Hotel Martisoor Garowe. Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa boggaadiyay Wasaaradda Haweenka iyo

HAY’ADA MRF OO KA QAYB GASHAY DAAHFURKA OLOLAHA 16 MAALMOOD EE KA HORTAGA TACADIYDA KA DHANKA AH JINSIGA Read More »

MRF Celebration of World Humanitarian Day 19-Aug-2024

On this World Humanitarian Day, 19-Aug-2024 we at Manaal Relief Foundation (MRF) Somalia extends our deepest gratitude to the Ministry of Humanitarian Affairs and Disaster Management Puntland for their leadership and dedication in organizing this significant world humanitarian day event. This gathering is a testament to the importance of collaboration in addressing the humanitarian challenges

MRF Celebration of World Humanitarian Day 19-Aug-2024 Read More »

Madaxda Hay,ada MRF oo ka qayb galay kulanka daahfurka istaaratiijiyada ka hortga tacadiyda haweenka

Waxaan uga Mahadcelinayaa Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland iyo madaxda Wasaaradda haweenka daahfurka isatatiijiyada ka hortaga tacadiyada loo gaysto haweenka Puntland runtii waa guul wayn iyo horumar lagu talaabsaday hay,adda Maxaliga ah ee Manaal Relief Foundation MRF waxaaa ka go,an markasta in ay ka shaqayso arimha haweenka iyo ilaalinta xuquuqdooda waxaana bah wadaagta kala duwan

Madaxda Hay,ada MRF oo ka qayb galay kulanka daahfurka istaaratiijiyada ka hortga tacadiyda haweenka Read More »

Shaqaalaha Hay,adda MRF qorkood oo ka faa,idaystay Tababar ay qabatay Dalada Putnland NGO Network

Garowe 27-6-2024 qaar kamida Maamulka iyo shaqaalaha Hay,adda Maxaliga ah ee Manaal Relief Foundation MRF ayaa maanta ka faaidaystay tababar ay qabatay daladda #Puntland NGO Network tababarkaas oo ay ka soo qabgaleen in ka badan 20 Urur oo xubno ka ah dalladdaWaxaan uga Mahadcelinaynaa Maamulka iyo hawlwadeenada Daladda Puntland NGO Network oo soo qaban qaabiyey

Shaqaalaha Hay,adda MRF qorkood oo ka faa,idaystay Tababar ay qabatay Dalada Putnland NGO Network Read More »

Daahfurka ololaha 16 ka maalmood ee ka hortaga tacadiga Haweenka Somaliyeed 25-Nov-2022

Garowe Shaqaalaha Hay,ada Maxaliga wadaniga ah Ee MRF waxay caawa ka qayb galeen daahfurka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dawlada Puntland ay caawa Magaaladda Garoowe ka Daahfurtay Ololaha 16-ka maalmood ee joojinta tacadiyadda ka dhan ka ah haweenka.Ololahaan oo socon doona 16 Maalmood ee Soo socda ayaa waxaa ka soo qayb galay hay,adaha Dawladda

Daahfurka ololaha 16 ka maalmood ee ka hortaga tacadiga Haweenka Somaliyeed 25-Nov-2022 Read More »